All Courses
Si aad u bilowdo aqoon-kororsiga, fadlan dooro koorsadaada, ama arag sida la isu diiwaangeliyo!
Hi, Welcome back!
What Our Students Have to Say
Fahan.net wuxuu iga caawiyay inaan barto xirfadda makaanikada si fudud oo cad. Hadda waxaan leeyahay kalsooni iyo xirfad aan ku shaqeysto.
Axmed
Garoowe
Qaabka online-ka ah waa mid aad u fiican, waxaad wax baranaysaa wakhtiga kuugu habboon. Aad ayaan ugu qanacsanahay.
Maxamed
Muqdisho
Casharradu waa kuwo tayo leh, macallimiintuna waa noodadaleen bahda Fahan.net mahadsanidiin
Abuukar
Nairobi
Waxaan ka bartay Fahan.net dab-ka gaariga (Car Electrical), waana ku shaqeysan doonaa xirfaddan anigoo leh kalsooni iyo aqoon buuxda.
Yussuf
kismaayo